Generated by All in One SEO v5.0.0.1, this is an llms.txt file, used by LLMs to index the site. # fuadnuh.com ## Sitemaps - [XML Sitemap](https://fuadnuh.com/sitemap.xml): Contains all public & indexable URLs for this website. ## Posts - [Blog](https://fuadnuh.com/blog/) - [Xadhig ka Jarka Xafiiska Wasaaradda ee Gobalka Saaxil](https://fuadnuh.com/xadhig-ka-jarka-xafiiska-wasaaradda-ee-gobalka-saaxil/) - Waxa aan maanta xadhiga ka jarnay Xarunta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee Gobolka Saaxil, oo noqonaya Xafiiskii u horreeyay ee Heer Gobol ah ee Wasaaraddu ku yeelato magaalada Berbera. - [Strategic Partnership Between United Arab Emirates and Somaliland Strengthened Through Economic and Security Cooperation](https://fuadnuh.com/strategic-partnership-between-united-arab-emirates-and-somaliland-strengthened-through-economic-and-security-cooperation/) - UAE–Somaliland relations are grounded in a strategic partnership shaped by geographic realities, strong economic cooperation, and close security collaboration. This partnership reflects shared priorities and mutual interests that contribute to regional stability and sustainable development. Objections raised by the administration in Mogadishu have never affected the legitimacy, autonomy, or mutually beneficial nature of this relationship. - [Strengthening UK–Somaliland Ties: Strategic Talks with Louise Hancock on Aviation and Development Cooperation](https://fuadnuh.com/strengthening-uk-somaliland-ties-strategic-talks-with-louise-hancock-on-aviation-and-development-cooperation/) - Today, I had the pleasure of meeting Ms. Louise Hancock, Head of the British Office to Somaliland. We engaged in productive discussions on a range of topics, including UK–Somaliland relations, institutional capacity building, and opportunities to enhance bilateral cooperation. The United Kingdom remains a valued and longstanding partner of the Republic of Somaliland, and I - [Waraysi](https://fuadnuh.com/waraysi/) - Waraysi dhinacyo badan taabanaya Wasiirka duulista Fu’aad Axmed Nuux Xalka E-visaha iyo dhismaha Madaarka Cigaal waa Goorma? Waraysi dhinacyo badan taabanaya Wasiirka duulista Fu’aad Axmed Nuux - [Eid Mubarak](https://fuadnuh.com/eid-mubarak/) - Eid Mubarak dhammaan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummadda Islaamka, Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha saalixa ah, sannadka sannadkiisana ha inagu gaadhsiiyo caafimaad-qab iyo cibaaddo suubban. - [Socdaalkii aan ku maray Degmooyinka Allaybaday iyo Wajaale](https://fuadnuh.com/socdaalkii-aan-ku-maray-degmooyinka-allaybaday-iyo-wajaale/) - Waxa aan maanta safar shaqo ku tagnay Degmooyinka Allaybadey iyo Wajaale ee Gobolka Gabiley. Lugtii koowaad ee safarka waxa aanu ka bilawnay Allaybaday anaga oo ugu horrayn kulan la qaadanay Maamulka Degmada, Guddida Horumarinta Degmada, Odayaasha, Waxgaradka iyo Dhallinyarada Degmada oo warbixin naga siiyay Xaallada guud ee Degmada iyo Baahiyaha Adeegyada Aassaasiga ah iyo Kaabayaasha - [Somaliland: Xukuumaddu Waxay Ka Hortagtay Caqabadihi Hawada & eVisa, Shacabkana Ugu Baaqday Midnimo iyo Difaac Qaran](https://fuadnuh.com/somaliland-xukuumaddu-waxay-ka-hortagtay-caqabadihi-hawada-evisa-shacabkana-ugu-baaqday-midnimo-iyo-difaac-qaran/) - Maanta waxa aanu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland la wadaagnay warbixinta xaalladihii ugu dambeeyay ee Arrimaha Maamulka Hawada iyo caqabada eVisa oo qayb ka ahayd tallaabooyin lagu carqaladaynayo hawada iyo socdaalka JSL, hase yeeshee meesha laga saaray laga bilaabo shalay. Bishii April ee sannadkan ayay ahayd markii ay soo saartay Soomaaliya amar mamnuucaya in diyaaradaha imanaya Somaliland - [Mashruuca Casriyaynta Madaarka Hargeysa oo Si Rasmi Ah U Furmay Ka Dib Markii Ay Soo Gaadheen Masuuliyiinta Shirkadda Maharat International Investment](https://fuadnuh.com/mashruuca-casriyaynta-madaarka-hargeysa-oo-si-rasmi-ah-u-furmay-ka-dib-markii-ay-soo-gaadheen-masuuliyiinta-shirkadda-maharat-international-investment/) - Waxa noo bilaabmay diyaarinta qorshaha Casriyaynta Madaarka Caasimada Hargeysa ee Egal International Airport, kadib markii ay dalka soo gaadheen masuuliyiin ka socda Shirkadda Maharat International Investment, oo ah shirkadda maalgelinaysa mashruuca casriyaynta madaarka Hargeysa. Waxaa xusid mudan in 16-kii Sebtembar 2025 magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta aanu saxeexnay heshiis maalgelin ah oo dhan - [Official Directive Issued by the Somaliland Immigration and Border Control:](https://fuadnuh.com/official-dirctive-issued-by-the-somaliland-immigration-and-border-control/) - Visas or travel authorizations issued by the Federal Government of Somalia are not valid for entry into the Republic of Somaliland, Individuals presenting these documents will be refused entry and may be subject to lawful procedures in accordance with National Immigration Regulations. - [Waxaanu maanta kulan la qaadanay Ergada Beesha Caalamka ee ku sugan Caasimadda Hargeysa oo aanu la wadaagnay Xaalladihii ugu dambeeyay ee Arrimaha Hawada Somaliland iyo mawqifka Xukuumadda JS](https://fuadnuh.com/waxaanu-maanta-kulan-la-qaadanay-ergada-beesha-caalamka-ee-ku-sugan-caasimadda-hargeysa-oo-aanu-la-wadaagnay-xaalladihii-ugu-dambeeyay-ee-arrimaha-hawada-somaliland-iyo-mawqifka-xukuumadda-js/) - [Official Communiqué, of the High-Level Coordination Meeting on Somaliland Airspace Management Chaired by the H.E President of the Republic](https://fuadnuh.com/official-communique-of-the-high-level-coordination-meeting-on-somaliland-airspace-management-chaired-by-the-h-e-president-of-the-republic/) - [Effective 10 November 2025, all international airlines and air operators entering, transiting, or operating within the airspace of the Republic of Somaliland are required to comply with this Directive](https://fuadnuh.com/effective-10-november-2025-all-international-airlines-and-air-operators-entering-transiting-or-operating-within-the-airspace-of-the-republic-of-somaliland-are-required-to-comply-with-this-directive/) - [War-saxaafadeed](https://fuadnuh.com/war-saxaafadeed/) - [Somaliland Secures $70 Million Investment to Modernize Hargeisa Egal International Airport, Boosting Regional Connectivity and Economic Growth](https://fuadnuh.com/somaliland-secures-70-million-investment-to-modernize-hargeisa-egal-international-airport-boosting-regional-connectivity-and-economic-growth/) - Today marks a significant milestone as we formalize a $70 million investment agreement for the modernization of Hargeisa Egal International Airport. This investment goes beyond infrastructure, it represents a commitment to enhanced connectivity, economic development, and the long-term prosperity of the region. Today marks a significant milestone as we formalize a $70 million investment agreement - [Executive Strategic Retreat: Wasaaradda Duulista Hawada oo Daah-furtay Kulan Lagu Dardargelinayo Qorshaha Horumarinta 2025–2029"](https://fuadnuh.com/executive-strategic-retreat-wasaaradda-duulista-hawada-oo-daah-furtay-kulan-lagu-dardargelinayo-qorshaha-horumarinta-2025-2029/) - Waxa maanta noo bilaabmay Kulan-hawleedka Istaraatiijiyada ee Madaxda Wasaaradda (Executive Strategic Retreat), kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah. Kulankan waxaa ka soo qayb-galay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasime-Waaxeedyada Waaxyaha, Madaxda Xafiisyada iyo Lataliyeyaasha Farsamo ee Wasaaradda.Inta uu socdo kulan-hawleedkan, waxaa si qoto dheer loo falanqeyn doonaa Qorshe-hawleedyada lagu hirgalinayo Qorshaha Horumarinta - [Strengthening Somaliland–UK Partnership: Advancing Aviation Modernization and Institutional Growth](https://fuadnuh.com/strengthening-somaliland-uk-partnership-advancing-aviation-modernization-and-institutional-growth/) - Today, I had the pleasure of meeting with His Excellency Charles King, the British Ambassador to Somaliland. We engaged in productive discussions on the modernization of Somaliland’s aviation sector, institutional capacity building, and opportunities for enhanced bilateral cooperation. The United Kingdom remains a valued and longstanding partner of Somaliland. I look forward to strengthening this - [Kulanka Guddida Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf-raadinta JSL oo Lagu Dardargeliyay Himilada Qaranka ee Qaramada Adduunka](https://fuadnuh.com/kulanka-guddida-arrimaha-dibadda-iyo-ictiraaf-raadinta-jsl-oo-lagu-dardargeliyay-himilada-qaranka-ee-qaramada-adduunka/) - Waxa maanta noo qabsoomay Kulanka Guddida Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf-raadinta ee Golaha Wasiiradda JSL, kulankaasi oo diirada lagu saaray dardar-gelinta dedaaladda socda ee Qarankani ku higsanayo inuu ka mid noqdo Qaramada adduunka. - [Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Macdanta oo Wadajir uga Wada-hadlay Hirgelinta Go’aanka Dhoofinta Dahabka iyo Macdanta ee Madaarka Hargeysa Kaliya"](https://fuadnuh.com/wasaaradaha-duulista-hawada-iyo-macdanta-oo-wadajir-uga-wada-hadlay-hirgelinta-goaanka-dhoofinta-dahabka-iyo-macdanta-ee-madaarka-hargeysa-kaliya/) - Waxa maanta noo qabsoomay kulan aanu wada yeelanay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta, kaas oo aanu kaga wada hadalnay sidii loo hirgelin lahaa go’aankii Wasaaradda Macdanta ee ahaa in Dahabka iyo Macdanta laga dhoofin karo kaliya Madaarka Hargeysa. Go’aankaasi oo ujeeddadiisu tahay in la xaqiijiyo sharcinimada dhoofinta Dahabka iyo Macdanaha, iyo in la sugo bixinta - [Xukuumadda Somaliland oo Dhaqan-galisay Siyaasadda Dal-ku-galka Furan (Visa On Arrival)](https://fuadnuh.com/xukuumadda-somaliland-oo-dhaqan-galisay-siyaasadda-dal-ku-galka-furan-visa-on-arrival/) - Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhaqan-galisay Siyaasadda Dal-ku-galka Furan (Visa On Arrival Policy), taasi oo u sahlaysa dhammaan dadka u safraya Somaliland inay dal-ku-galka ka qaataan Madaarka Cigaal ee Hargeysa iyo Madaaradda kale ee Somaliland. Siyaasaddan waxay Xukuumaddu uga dan leedahay fududaynta Safarrada ganacsiga, dalxiiska, arrimaha Bina’aadamnimada iyo kobcinta dhaqaalaha. Waxa kale oo aanu cadaynaynaa inaan - [Madaxweynaha JSL oo Kormeeray Dhismaha Socda ee Madaarka Boorama"](https://fuadnuh.com/madaxweynaha-jsl-oo-kormeeray-dhismaha-socda-ee-madaarka-boorama/) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa kormeeray dhismaha socda ee Madaarka Boorama. Waxaan warbixin ka siiyay Madaxweynaha shaqada dhismaha Madaarka ee wajiga koowaad oo ka kooban: Dhabaha Diyaaradaha (Runway), Goobta kala wareegga Diyaaradaha (Taxiway), iyo Qaybta Dhigista Diyaaradaha (Apron), iyada oo wajiga labaadna la bilaabi doono dhismaha Terminal-ka Rakaabka iyo Air Navigation Tower. - [Waraysi BBC Somali Service](https://fuadnuh.com/waraysi-bbc-somali-service/) - Diyaaradaha ka hawl-gala Madaaradda Jamhuuriyadda Somaliland Rakaabka ay soo qaadaan waxa lagu maamulayaa Shuruucda Socdaalka ee Hay’adda Socdaalka iyo Ilaalinta Xuduudaha ee JSL. - [Guddida Xadaynta Madaarka Hargeysa oo Ka Dooday Dhammaystirka Qorshaha Xalinta Dhulka Ku Jira Xadka Madaarka](https://fuadnuh.com/guddida-xadaynta-madaarka-hargeysa-oo-ka-dooday-dhammaystirka-qorshaha-xalinta-dhulka-ku-jira-xadka-madaarka/) - Waxa maanta noo qabsoomay Kulanka Guddida Xadaynta Madaarka Caasimadda. Kulankaasi oo diiradda lagu saaray xadaynta dhulka Madaarka oo ku saleysan Qorshaha Dhismaha iyo Casriyaynta Madaarka (Airport Modernization Strategy) ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarrada. Guddidu waxay si qoto dheer uga doodeen dhammaystirka qorshaha xalinta dhulka beerihii galay xadka Madaarka ee Jihada Koonfureed. Shirka waxaa - [Waxqabadkii Lixdii Bilood ee ugu Horaysay 2025: Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda oo Hortagtay Golaha Wasiirrada JSL](https://fuadnuh.com/waxqabadkii-lixdii-bilood-ee-ugu-horaysay-2025-wasaaradda-duulista-hawada-iyo-horumarinta-madaaradda-oo-hortagtay-golaha-wasiirrada-jsl/) - Kalfadhigii 30aad ee Golaha Wasiiradda JSL oo uu Guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo qabsoomay maanta ayaan ku soo bandhigay Waxqabadka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee 6dii Billood ee ugu horreeyay sannadka 2025, waxaana ugu muhiimsanaa waxyaabihii noo qabsoomay muddadaasi kooban: 1. Dib-u-habaynta Qaab-dhismeedka Maamul, Shuruucda iyo Siyaasaddaha Wasaaradda, iyada oo - [Waxa aan soo bandhigay Waxqabadka Lixda Bilood ee u Horeeyay 2025 Kalfadhigii 30aad ee Shirka Golaha Wasiirrada JSL](https://fuadnuh.com/waxa-aan-soo-bandhigay-waxqabadka-lixda-bilood-ee-u-horeeyay-2025-kalfadhigii-30aad-ee-shirka-golaha-wasiirrada-jsl/) - Kalfadhigii 30aad ee Golaha Wasiiradda JSL oo uu Guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo qabsoomay maanta ayaan ku soo bandhigay Waxqabadka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee 6dii Billood ee ugu horreeyay sannadka 2025, waxaana ugu muhiimsanaa waxyaabihii noo qabsoomay muddadaasi kooban: 1. Dib-u-habaynta Qaab-dhismeedka Maamul, Shuruucda iyo Siyaasaddaha Wasaaradda, iyada oo - [Productive Meeting with UK Ambassador on Somaliland Aviation Modernization and Cooperation](https://fuadnuh.com/productive-meeting-with-uk-ambassador-on-somaliland-aviation-modernization-and-cooperation/) - Today, I had the pleasure of meeting with His Excellency Charles King, the British Ambassador to Somaliland. We engaged in productive discussions on the modernization of Somaliland’s aviation sector, institutional capacity building, and opportunities for enhanced bilateral cooperation. The United Kingdom remains a valued and longstanding partner of Somaliland. I look forward to strengthening this - [Waxaan Kulan La Qaatay Guddida Dhismaha Garoonka Xawaadle: Qorshihii Hirgelinta oo Si Rasmi ah Loogu Dhammeystiray Degmada 26-ka June](https://fuadnuh.com/waxaan-kulan-la-qaatay-guddida-dhismaha-garoonka-xawaadle-qorshihii-hirgelinta-oo-si-rasmi-ah-loogu-dhammeystiray-degmada-26-ka-june/) - Caawa waxa aan kulan la qaatay Guddida dhismaha Garoonka Xawaadle ee Degmada 26-ka June. Dhismaha garoonkan ayaa ka mid ahaa ballanqaadyadii Xukuumadda Xisbiga Waddani ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi. Qorshaha dhismaha garoonka ayaa la dhammeystiray, waxaana dhismihiisa oo dhawaan bilaabmi doona gacanta ku haysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha. Kulanka waxa igu wehelinayay Maayar-ku-xigeenka - [Wafti Ka Socda Somaliland oo Safar Rasmi ah ugu Baxay Jabuuti si ay uga Qayb-galaan Maalinta Xorriyadda 27-ka June](https://fuadnuh.com/wafti-ka-socda-somaliland-oo-safar-rasmi-ah-ugu-baxay-jabuuti-si-ay-uga-qayb-galaan-maalinta-xorriyadda-27-ka-june/) - Waxa aanu maanta safar ugu baxnay Djibouti, muddada aanu joogno Jabuuti waxa aanu ka qayb-gali doonaa Maalinta Xoriyadda Jamhuuriyadda Jabuuti ee 27-ka June. Waftiga ka socda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay Dowladda Djibouti, waxaanu waftigu ka kooban yahay Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada, Wasiirro, Xildhibaano, Hoggaanka Xisbiga Wadani, Safiirka cusub ee Somaliland - [Somaliland Hosts High-Level U.S. Delegation for Strategic Talks on Trade, Security, and Defense Cooperation](https://fuadnuh.com/somaliland-hosts-high-level-u-s-delegation-for-strategic-talks-on-trade-security-and-defense-cooperation/) - Republic of Somaliland held a series of productive meetings with a high-level delegation from the United States Government. Discussions centered on shared priorities, including trade, security, and defense cooperation. The U.S. delegation was led by Ambassador Richard Riley and included General Michael Langley, Commander of U.S. Africa Command (AFRICOM), along with senior military officials and - [Waxaan ka Qayb-galay Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Buug Laga Qoray AHUN Mujaahid Ibraahin Koodbuur](https://fuadnuh.com/waxaan-ka-qayb-galay-munaasibad-lagu-soo-bandhigay-buug-laga-qoray-ahun-mujaahid-ibraahin-koodbuur/) - Caawa waxa aan ka qayb-galay munaasibad lagu soo bandhigay Buug laga qoray AHUN Mujaahid Ibraahin Koodbuur, intii munaasibadu socotay waxa laga sheekeeyay sooyaalkiisii halgan iyo naf-hurkii uu sameeyay. Waxa xaqiiqo ah inaynu maanta haysano waxyaabo badan oo ka mid ah himilooyinkii Mujaahidka oo ay ugu muhiimsanaayeen madaxbannaani, dowladnimo iyo xorriyad nololeed. Waxa nasiib-darro ah in - [Shirka Billaha ah ee Guddida Dhaqaalaha Golaha Wasiirrada](https://fuadnuh.com/shirka-billaha-ah-ee-guddida-dhaqaalaha-golaha-wasiirrada/) - Maanta waxa noo qabsoomay shirkii billaha ahaa ee Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray laba qodob oo muhiim ah: 1. Sidii loo dajin lahaa Istaraatiijiyadda Balaadhinta Dhoofinta (Export Diversification Strategy): Waxa laga wadahadlay dejinta istaraatiijiyad qaran oo lagu kordhinayo noocyada badeecadaha la dhoofiyo si loo kordhiyo ilaha aynu ka helno lacagta - [Kulanka Kooxda Kubadda Cagta ee Wasaaradda Duulista](https://fuadnuh.com/kulanka-kooxda-kubadda-cagta-ee-wasaaradda-duulista/) - Caawa waxa aan kulan la qaatay Kooxda Kubadda Cagta ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda oo ka mid ah oo kooxaha waawayn ee kubada Cagta. Waxa aanu wadaagnay Maamulka Kooxda, Macalimiinta iyo Ciyaartoygaba sidii kooxda loo sii horumarin lahaa, una heli lahaayeen dhammaan tas-hiilaadka ay u baahan yihiin si ay kobciyaan xirfadooda kubadeed iyo - [CIID WANAAGSAN](https://fuadnuh.com/ciid-wanaagsan/) - Kulamadii Bulshada ee Munaasibaddii Ciidul Adxa (Hargeisa Stadium, Ambassador Hotel, Maansoor Hotel, Guuleed Hotel, Royal Cafe, Star, Xarunta Daryeelka Agoonta ee Jigjiga-yar, Lake Asal). Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Ciida Ciideeda Caafimaad-qab iyo Cibaado Suuban. - [Safarkii Jabuuti: Guul, Gobannimo iyo Iskaashi Walaaltinimo](https://fuadnuh.com/safarkii-jabuuti-guul-gobannimo-iyo-iskaashi-walaaltinimo/) - Waxa maanta noo soo dhammaaday safar qaatay 3 maalmood oo aanu ku joognay Jamhuuriyadda Jabuuti, safarkaasi oo uu hoggaaminayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa ahaa mid muhiimad wayn u lahaa walaalnimada iyo iskaashiga labada Jamhuuriyadood, waxaanu noogu soo dhammaaday Guul iyo Gobanimo. Waxa aan u mahadnaqayaa Jaaliyadda Reer Somaliland ee Jabuuti, Madaxwaynaha - [Xuska Maalinta Qaran ee Iskaalmaynta Shacabka – Booqashadaydii Dugsiga Sheekh Cali Ibraahim](https://fuadnuh.com/xuska-maalinta-qaran-ee-iskaalmaynta-shacabka-booqashadaydii-dugsiga-sheekh-cali-ibraahim/) - Maanta oo ahayd 10-ka Bisha May waxa loo Asteeyay Maalinta Qaran ee Iskaalmaynta Shacabka Somaliland, waxaana ku dhawaaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Munaasibada maalinta Iskaalmaynta awgeed waxa aan booqday Dugsiga Sheekh Cali Ibraahim ee magaalada Hargeysa oo ahaa Dugsigii aan wax ku soo bartay. Intii aan booqashada ku jirey waxa aan kulan - [Soo Dhawaynta Madaxwayne-ku-xigeenka Somaliland iyo Guulaha Safarkiisa Gobollada Bari](https://fuadnuh.com/soo-dhawaynta-madaxwayne-ku-xigeenka-somaliland-iyo-guulaha-safarkiisa-gobollada-bari/) - Waxa aanu maanta ku soo dhawaynay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Madaxwayne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Ambassador Mohamed Ali Aw-Abdi iyo Waftigii uu hoggaaminayay ee hawlaha shaqo ugu maqnaa Gobollada Bari. Muddadii Madaxwayne-ku-xigeenku ku maqnaa safarkaasi waxa uu ku guulaystay Dhamaystirka Nabadaynta Deegaanka Ceel Afwayn iyo Qaramaynta Ciidamada Madaniga ah oo ahayd caqabad amni oo halis ku ah - [Ciidamada Qaranka: Tiirka Dowladnimada iyo Difaaca Qarannimada – Diyaar-garowga Xuska 18-ka Ma](https://fuadnuh.com/ciidamada-qaranka-tiirka-dowladnimada-iyo-difaaca-qarannimada-diyaar-garowga-xuska-18-ka-ma/) - Ciidamadu waa tiirka ugu muhiimsan dowladnimada, waxaana saaran waajibaadka ilaalinta amniga, difaaca madaxbannaanida, iyo fulinta sharciga. Diyaar-garowga Xuska Maalinta Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May - [Shir Wadajir ah oo Lagu Dardargelinayo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka: Wasaaradda Duulista Hawadda oo Soo Bandhigtay Qorshaheeda 2025–2029](https://fuadnuh.com/shir-wadajir-ah-oo-lagu-dardargelinayo-kobcinta-dhaqaalaha-dalka-wasaaradda-duulista-hawadda-oo-soo-bandhigtay-qorshaheeda-2025-2029/) - Hargeisa -28 April 2025 Waxa maanta noo qabsoomay Shir ay wadaagayeen Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiiradda iyo Guddida Farsamada oo diirada lagu saarayay kobcinta dhaqaalaha dalka. Shirkaas, waxa aan la wadaagay qorshaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee kobcinta dhaqaalaha dalka, taas oo qayb ka ah tiirarka muhiimka ah ee Istaraatiijiyadda Wasaaradda ee 2025-2029. - [Ka Qaybgalka Khudbadda Sannadeedka Madaxweynaha Somaliland 2025](https://fuadnuh.com/ka-qaybgalka-khudbadda-sannadeedka-madaxweynaha-somaliland-2025/) - Waxa aan maanta ka qayb-galay khudbad-sannadeedka Dastuuriga ah ee Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, uu ka jeediyay fadhiga wadajirka ah ee Golaha Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Xildhibaanada labada Gole qorshayaasha siyaasadeed iyo dhaqaale ee xukuumaddiisa, kuwaas oo diiradda saaraya: 1. Xoojinta siyaasadda arrimaha dibadda iyo xidhiidhka dowladaha saaxiibka ah. 2. Dib-u-habaynta dhaqaalaha - [Kulanka Xog-Waraysiga ee Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada ee Gobolka Saaxil](https://fuadnuh.com/kulanka-xog-waraysiga-ee-shaqaalaha-wasaaradda-duulista-hawada-ee-gobolka-saaxil/) - 🚩BERBERA Waxa aan kulan la qaatay caawa Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee Gobolka Saaxil, kulankaasi oo aan iskaga xog-waraysanay shaqada Wasaaradda ee Gobolka iyo sidii loo dardargelin lahaa. Intii kulan ku noo socday shaqaaluhu waxay ila wadaageen cabashooyin ku saabsanaa Xarunta Wasaaradda ee Gobolka, qalabaynta Xafiisyada iyo tababarada Shaqaalaha Gobolka oo muddo - [Booqashada Madaxweynaha: Xadhig-jarka, Dhagax-dhigga, iyo Kormeerka Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Gobolka Saaxil](https://fuadnuh.com/booqashada-madaxweynaha-xadhig-jarka-dhagax-dhigga-iyo-kormeerka-kaabayaasha-dhaqaalaha-ee-gobolka-saaxil/) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Wafti uu Hoggaaminayo ayaa soo gaadhay Gobolka Saaxil. Madaxwaynuhu inta uu ku sugan yahay Gobolka waxa uu xadhiga ka jari doonaa mashaariic horumarineed oo la dhammaystiray, mashaariic cusub oo la dhagax-dhigi doono iyo kormeerka kaabayaasha Dhaqaalaha ee Gobolka. Waxaan uga mahadnaqayaa Shacbi-waynaha Gobolka Saaxil oo aan u kala - [Fadhigii 13-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland](https://fuadnuh.com/fadhigii-13-aad-ee-shirka-golaha-wasiirada-jammhuuriyadda-somaliland/) - Fadhigii maanta ee Golaha Wasiiradda JSL oo uu shir-guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaan ku soo bandhigay Himilada iyo Qorshaha 5ta sanno 2025-2029 ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda oo ka kooban shan tiir oo kala ah; 1. Aviation Infrastructure Modernization and Sustainability 2. Safety, Security, Airspace Management, and Regulatory Excellence 3. - [Strengthening Collaboration and Capacity Building with EUCAP NESTOR Leadership](https://fuadnuh.com/strengthening-collaboration-and-capacity-building-with-eucap-nestor-leadership/) - The Minister of Civil Aviation and Airports Development, Mr. Fuad Ahmed Nuh, hosted today the outgoing head of the European Mission on Regional Maritime Capacity Building in the Horn of Africa (EUCAP NESTOR), Mr. Paul Severinsen, and the incoming head of mission, Mr. Irek Pacocha, to strengthen collaboration and development initiatives. The discussions focused on - [Kulan waynaha Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada JSL](https://fuadnuh.com/kulan-waynaha-shaqaalaha-wasaaradda-duulista-hawada-iyo-horumarinta-madaarada-jsl/) - Waxa noo qabsoomay kulanka Shaqaale-waynaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda, kulankaasi oo aan shaqaalaha kula wadaagay Himilooyinka iyo Qorshayaasha Wasaaradda ee 5ta sanno ee soo socda 2025-2029. Muddadii koobnayd ee aan joogay Hoggaanka Wasaaradda aniga oo fulinaya Aragtida iyo Himilada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi waxa noo suurto-galay qoddobada hoos ku sheegan oo - [Fadhigii 12-aad ee Shirka Golaha Wasiirada JSL](https://fuadnuh.com/fadhigii-12-aad-ee-shirka-golaha-wasiirada-jsl/) - Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Mudane Fuaad Axmed Nuux ayaa shirkii maanta ee Golaha Wasiirada JSL oo uu shir-guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu warbixin ka siiyay qorshayaasha Wasaaradda ee lagu fududaynayo Diyaaradaha Caalamiga ah ee imanaya Somaliland, iyo shuruucda socdaalka ee la waafajinayo Rakaabka la socda diyaaradahaasi. Dhammaan diyaaradaha caalamiga ah ee imanaya Madaaradda dalka waxa - [kulanka aan la qaatay Dhallinyarada iyo Aqoon-yahanka Gobolka Awdal](https://fuadnuh.com/kulanka-aan-la-qaatay-dhallinyarada-iyo-aqoon-yahanka-gobolka-awdal/) - Waxa aan caawa kulan la qaatay Dhallinyarada iyo Aqoon-yahanka Gobolka Awdal, kulankaasi waxa aan warbixin ka siiyay xubnaha Haldoorka ah ee ka soo qayb-galay qorshaha Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Xukuumadda uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Himilada Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee ku aadan Dhismaha Madaarka Boorame ee uu - [Madaxwaynaha Somaliland oo dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Boorama](https://fuadnuh.com/madaxwaynaha-somaliland-oo-dhagax-dhigay-dhismaha-madaarka-boorama/) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa maanta dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Boorama. Madaarka Boorama ayaa ka mid ah qorshaha Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Xukuumadda cusub. - [Kulankii Koowaad ee Guddida Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka ee Golaha Wasiiradda JSL](https://fuadnuh.com/kulankii-koowaad-ee-guddida-horumarinta-dhaqaalaha-qaranka-ee-golaha-wasiiradda-jsl/) - Waxa maanta noo qabsoonay Kulankii Koowaad ee Guddida Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka ee Golaha Wasiiradda JSL, kulankaasi oo aanu ku lafo-gurnay halka uu marayo dhaqaalaha wadanku iyo sidii loo dajin lahaa qorshaha horumarinta dhaqaalaha. - [Safarka Shaqo ee aan ku tagay Magaalada BerBera](https://fuadnuh.com/safarka-shaqo-ee-aan-ku-tagay-magaalada-berbera/) - Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Duulista Hawada oo kormeeray Madaarka Caalamiga ah ee Berbera Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada, Mudane Fuad Ahmed Nuh, iyo Agaasimaha Guud, Mudane Abdirashid Abdi Jama, ayaa safar shaqo ku tagay Gobolka Saaxil, iyaga oo kormeeray Madaarka Caalamiga ah ee Berbera. Waftigu waxa ay warbixin ka dhageysteen maamulka madaarka, iyaga oo ## Pages - [Home page](https://fuadnuh.com/) - H.E Fuad Ahmed Nuh ABOUT ME Message From The MinisterMinistry of Civil Aviation And Airports Development. As the Minister of Civil Aviation and Airports Development of Somaliland, my mission is to drive progress in the aviation sector and enhance infrastructure. This website serves as a platform to share my journey, achievements, and updates on key - [About Us](https://fuadnuh.com/about-us/) - About Us ABOUT US H.E Fuad Ahmed Nuh Fuad Ahmed Nuh is a seasoned leader with extensive experience in finance, corporate strategy, and public administration. Currently serving as the Minister of Civil Aviation & Airports Development of Somaliland, he has played a key role in modernizing the country’s aviation sector, enhancing infrastructure, and strengthening international - [Events](https://fuadnuh.com/events/) - Events Somaliland Public Holidays Somaliland Public Holidays Event NameDate Meet The Minister - [Customer Cabinet](https://fuadnuh.com/customer-cabinet/) - Customer Dashboard - [Contact](https://fuadnuh.com/contact/) - Contact Us GET IN TOUCH Don't Hesitate To Contact Us Airport Road, Hargeisa Somaliland +252-634428383 contact@fuadnuh.com Please enable JavaScript in your browser to complete this form.Please enable JavaScript in your browser to complete this form.Name *Email * Email Message Name Comment or MessageSubmit - [Ramadan Day1](https://fuadnuh.com/ramadan-day1/) - رمضان كريم دعاء اليوم الأول من رمضان اللَّهُمَّ اجْعَلْ صِيَامِي فِيهِ صِيَامَ الصَّائِمِينَ، وَقِيَامِي فِيهِ قِيَامَ القَائِمِينَ، وَنَبِّهْنِي فِيهِ عَنْ نَوْمَةِ الغَافِلِينَ، وَهَبْ لِي جُرْمِي فِيهِ يَا إِلٰهَ العَالَمِينَ، وَاعْفُ عَنِّي يَا عَافِيًا عَنِ المُجْرِمِينَ. Macnaha Af-Soomaali Ilaahow, soonkayga ka yeel mid la mid ah soonka kuwa suubban, salaaddayda ka yeel mid la mid ah - [Gallery](https://fuadnuh.com/gallery/) - [Sample Page](https://fuadnuh.com/sample-page/) - This is an example page. It's different from a blog post because it will stay in one place and will show up in your site navigation (in most themes). Most people start with an About page that introduces them to potential site visitors. It might say something like this: Hi there! I'm a bike messenger - [Team](https://fuadnuh.com/team/) - Our Team OUR TEAM MEMBERS We Bring A Wealth Of Skills & Experience Welcome to Digi Market, where we run digital PR campaigns with influencer marketing & deliver real results. Benjamin BrownCEO & Co-Founder Caroline RobertsCTO & Co-Founder Jeremiah JohnsonMarketing Specialist Maybelle WilsonMarketing Executive Laverne JohnsonChief marketing officer Stephanie ArmstrongDirector of marketing Alice CooperMarketing coordinator - [Testimonials](https://fuadnuh.com/testimonials-2/) - Testimonials TESTIMONIAL Hear From Our Happy Customers Welcome to Digi Market, where we run digital PR campaigns with influencer marketing & deliver real results. Digi Market did an excellent job handling the design of our website. Jomer and his team made sure I was updated throughout the process and gave me insight to help make - [CaseStudies](https://fuadnuh.com/case-studies/) - Case Studies FEATURED PROJECTS Discover Our Recent Case Studies Welcome to Digi Market, where we run digital PR campaigns with influencer marketing & deliver real results. Website Design & Development L'GRAN Restauant The Still Waters Restaurant required us to create a digital strategy. Learn More Social Media Strategy Skin Care Beauty The Upper Brant Automotive ## Categories - [News](https://fuadnuh.com/category/news/) - [Berbera](https://fuadnuh.com/category/berbera/) - [Ciid Wanaagsan](https://fuadnuh.com/category/ciid-wanaagsan/) - [Safar Shaqo](https://fuadnuh.com/category/safar-shaqo/)