Waxa maanta noo qabsoomay Kulanka Guddida Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf-raadinta ee Golaha Wasiiradda JSL, kulankaasi oo diirada lagu saaray dardar-gelinta dedaaladda socda ee Qarankani ku higsanayo inuu ka mid noqdo Qaramada adduunka.
Offcanvas menu
Monday, March 2, 2026
