Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa maanta dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Boorama. Madaarka Boorama ayaa ka mid ah qorshaha Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Xukuumadda cusub.