Eid Mubarak dhammaan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummadda Islaamka, Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha saalixa ah, sannadka sannadkiisana ha inagu gaadhsiiyo caafimaad-qab iyo cibaaddo suubban.