Eid Mubarak
Eid Mubarak dhammaan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummadda Islaamka, Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha saalixa ah, sannadka sannadkiisana ha inagu gaadhsiiyo caafimaad-qab iyo cibaaddo suubban.

Kulamadii Bulshada ee Munaasibaddii Ciidul Adxa (Hargeisa Stadium, Ambassador Hotel, Maansoor Hotel, Guuleed Hotel, Royal Cafe, Star, Xarunta Daryeelka Agoonta ee Jigjiga-yar, Lake Asal). Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Ciida Ciideeda […]