Xuska Maalinta Qaran ee Iskaalmaynta Shacabka – Booqashadaydii Dugsiga Sheekh Cali Ibraahim
Maanta oo ahayd 10-ka Bisha May waxa loo Asteeyay Maalinta Qaran ee Iskaalmaynta Shacabka Somaliland, waxaana ku dhawaaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Munaasibada maalinta Iskaalmaynta awgeed waxa […]









