Waxaan Kulan La Qaatay Guddida Dhismaha Garoonka Xawaadle: Qorshihii Hirgelinta oo Si Rasmi ah Loogu Dhammeystiray Degmada 26-ka June

Caawa waxa aan kulan la qaatay Guddida dhismaha Garoonka Xawaadle ee Degmada 26-ka June. Dhismaha garoonkan ayaa ka mid ahaa ballanqaadyadii Xukuumadda Xisbiga Waddani ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi.

Qorshaha dhismaha garoonka ayaa la dhammeystiray, waxaana dhismihiisa oo dhawaan bilaabmi doona gacanta ku haysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

Kulanka waxa igu wehelinayay Maayar-ku-xigeenka Caasimada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *