
kulanka aan la qaatay Dhallinyarada iyo Aqoon-yahanka Gobolka Awdal
Waxa aan caawa kulan la qaatay Dhallinyarada iyo Aqoon-yahanka Gobolka Awdal, kulankaasi waxa aan warbixin ka siiyay xubnaha Haldoorka ah ee ka soo qayb-galay qorshaha Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Xukuumadda […]