
Kulanka Xog-Waraysiga ee Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada ee Gobolka Saaxil
🚩BERBERA Waxa aan kulan la qaatay caawa Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee Gobolka Saaxil, kulankaasi oo aan iskaga xog-waraysanay shaqada Wasaaradda ee Gobolka iyo sidii loo dardargelin […]