Somaliland: Xukuumaddu Waxay Ka Hortagtay Caqabadihi Hawada & eVisa, Shacabkana Ugu Baaqday Midnimo iyo Difaac Qaran
Maanta waxa aanu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland la wadaagnay warbixinta xaalladihii ugu dambeeyay ee Arrimaha Maamulka Hawada iyo caqabada eVisa oo qayb ka ahayd tallaabooyin lagu carqaladaynayo hawada iyo socdaalka JSL, […]



