Somaliland Secures $70 Million Investment to Modernize Hargeisa Egal International Airport, Boosting Regional Connectivity and Economic Growth
Today marks a significant milestone as we formalize a $70 million investment agreement for the modernization of Hargeisa Egal International Airport. This investment goes beyond infrastructure, it represents a commitment […]
Waraysi BBC Somali Service
Diyaaradaha ka hawl-gala Madaaradda Jamhuuriyadda Somaliland Rakaabka ay soo qaadaan waxa lagu maamulayaa Shuruucda Socdaalka ee Hay’adda Socdaalka iyo Ilaalinta Xuduudaha ee JSL.
Madaxweynaha JSL oo Kormeeray Dhismaha Socda ee Madaarka Boorama”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa kormeeray dhismaha socda ee Madaarka Boorama. Waxaan warbixin ka siiyay Madaxweynaha shaqada dhismaha Madaarka ee wajiga koowaad oo ka kooban: Dhabaha Diyaaradaha […]
Xukuumadda Somaliland oo Dhaqan-galisay Siyaasadda Dal-ku-galka Furan (Visa On Arrival)
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhaqan-galisay Siyaasadda Dal-ku-galka Furan (Visa On Arrival Policy), taasi oo u sahlaysa dhammaan dadka u safraya Somaliland inay dal-ku-galka ka qaataan Madaarka Cigaal ee Hargeysa iyo […]
Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Macdanta oo Wadajir uga Wada-hadlay Hirgelinta Go’aanka Dhoofinta Dahabka iyo Macdanta ee Madaarka Hargeysa Kaliya”
Waxa maanta noo qabsoomay kulan aanu wada yeelanay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta, kaas oo aanu kaga wada hadalnay sidii loo hirgelin lahaa go’aankii Wasaaradda Macdanta ee ahaa in Dahabka […]
Executive Strategic Retreat: Wasaaradda Duulista Hawada oo Daah-furtay Kulan Lagu Dardargelinayo Qorshaha Horumarinta 2025–2029″
Waxa maanta noo bilaabmay Kulan-hawleedka Istaraatiijiyada ee Madaxda Wasaaradda (Executive Strategic Retreat), kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah. Kulankan waxaa ka soo qayb-galay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee […]
Guddida Xadaynta Madaarka Hargeysa oo Ka Dooday Dhammaystirka Qorshaha Xalinta Dhulka Ku Jira Xadka Madaarka
Waxa maanta noo qabsoomay Kulanka Guddida Xadaynta Madaarka Caasimadda. Kulankaasi oo diiradda lagu saaray xadaynta dhulka Madaarka oo ku saleysan Qorshaha Dhismaha iyo Casriyaynta Madaarka (Airport Modernization Strategy) ee Wasaaradda […]
Kulanka Guddida Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf-raadinta JSL oo Lagu Dardargeliyay Himilada Qaranka ee Qaramada Adduunka
Waxa maanta noo qabsoomay Kulanka Guddida Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf-raadinta ee Golaha Wasiiradda JSL, kulankaasi oo diirada lagu saaray dardar-gelinta dedaaladda socda ee Qarankani ku higsanayo inuu ka mid noqdo […]

