Fadhigii 13-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland
Fadhigii maanta ee Golaha Wasiiradda JSL oo uu shir-guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaan ku soo bandhigay Himilada iyo Qorshaha 5ta sanno 2025-2029 ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo […]







