Kulanka Kooxda Kubadda Cagta ee Wasaaradda Duulista
Caawa waxa aan kulan la qaatay Kooxda Kubadda Cagta ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda oo ka mid ah oo kooxaha waawayn ee kubada Cagta. Waxa aanu wadaagnay Maamulka […]
Caawa waxa aan kulan la qaatay Kooxda Kubadda Cagta ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda oo ka mid ah oo kooxaha waawayn ee kubada Cagta. Waxa aanu wadaagnay Maamulka […]
Maanta waxa noo qabsoomay shirkii billaha ahaa ee Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray laba qodob oo muhiim ah: 1. Sidii loo dajin lahaa Istaraatiijiyadda Balaadhinta […]
Waxa maanta noo soo dhammaaday safar qaatay 3 maalmood oo aanu ku joognay Jamhuuriyadda Jabuuti, safarkaasi oo uu hoggaaminayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa ahaa mid muhiimad […]
Maanta oo ahayd 10-ka Bisha May waxa loo Asteeyay Maalinta Qaran ee Iskaalmaynta Shacabka Somaliland, waxaana ku dhawaaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Munaasibada maalinta Iskaalmaynta awgeed waxa […]
Waxa aanu maanta ku soo dhawaynay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Madaxwayne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Ambassador Mohamed Ali Aw-Abdi iyo Waftigii uu hoggaaminayay ee hawlaha shaqo ugu maqnaa Gobollada Bari. Muddadii Madaxwayne-ku-xigeenku […]
Ciidamadu waa tiirka ugu muhiimsan dowladnimada, waxaana saaran waajibaadka ilaalinta amniga, difaaca madaxbannaanida, iyo fulinta sharciga. Diyaar-garowga Xuska Maalinta Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May
Hargeisa -28 April 2025 Waxa maanta noo qabsoomay Shir ay wadaagayeen Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiiradda iyo Guddida Farsamada oo diirada lagu saarayay kobcinta dhaqaalaha dalka. Shirkaas, waxa aan la […]
Waxa aan maanta ka qayb-galay khudbad-sannadeedka Dastuuriga ah ee Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, uu ka jeediyay fadhiga wadajirka ah ee Golaha Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Xildhibaanada […]
🚩BERBERA Waxa aan kulan la qaatay caawa Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee Gobolka Saaxil, kulankaasi oo aan iskaga xog-waraysanay shaqada Wasaaradda ee Gobolka iyo sidii loo dardargelin […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Wafti uu Hoggaaminayo ayaa soo gaadhay Gobolka Saaxil. Madaxwaynuhu inta uu ku sugan yahay Gobolka waxa uu xadhiga ka jari doonaa mashaariic horumarineed […]