News

Showing 10 of 39 Results

Wafti Ka Socda Somaliland oo Safar Rasmi ah ugu Baxay Jabuuti si ay uga Qayb-galaan Maalinta Xorriyadda 27-ka June

Waxa aanu maanta safar ugu baxnay Djibouti, muddada aanu joogno Jabuuti waxa aanu ka qayb-gali doonaa Maalinta Xoriyadda Jamhuuriyadda Jabuuti ee 27-ka June. Waftiga ka socda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa marti-qaad […]

Somaliland Hosts High-Level U.S. Delegation for Strategic Talks on Trade, Security, and Defense Cooperation

Republic of Somaliland held a series of productive meetings with a high-level delegation from the United States Government. Discussions centered on shared priorities, including trade, security, and defense cooperation. The […]

Xuska Maalinta Qaran ee Iskaalmaynta Shacabka – Booqashadaydii Dugsiga Sheekh Cali Ibraahim

Maanta oo ahayd 10-ka Bisha May waxa loo Asteeyay Maalinta Qaran ee Iskaalmaynta Shacabka Somaliland, waxaana ku dhawaaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Munaasibada maalinta Iskaalmaynta awgeed waxa […]

Shir Wadajir ah oo Lagu Dardargelinayo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka: Wasaaradda Duulista Hawadda oo Soo Bandhigtay Qorshaheeda 2025–2029

Hargeisa -28 April 2025 Waxa maanta noo qabsoomay Shir ay wadaagayeen Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiiradda iyo Guddida Farsamada oo diirada lagu saarayay kobcinta dhaqaalaha dalka. Shirkaas, waxa aan la […]

No More Posts To Load