Waxqabadkii Lixdii Bilood ee ugu Horaysay 2025: Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda oo Hortagtay Golaha Wasiirrada JSL
Kalfadhigii 30aad ee Golaha Wasiiradda JSL oo uu Guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo qabsoomay maanta ayaan ku soo bandhigay Waxqabadka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee […]





