Ka Qaybgalka Khudbadda Sannadeedka Madaxweynaha Somaliland 2025
Waxa aan maanta ka qayb-galay khudbad-sannadeedka Dastuuriga ah ee Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, uu ka jeediyay fadhiga wadajirka ah ee Golaha Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Xildhibaanada […]








