Kulanka Guddida Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf-raadinta JSL oo Lagu Dardargeliyay Himilada Qaranka ee Qaramada Adduunka
Waxa maanta noo qabsoomay Kulanka Guddida Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf-raadinta ee Golaha Wasiiradda JSL, kulankaasi oo diirada lagu saaray dardar-gelinta dedaaladda socda ee Qarankani ku higsanayo inuu ka mid noqdo […]





