News

Showing 10 of 34 Results

Waxa aan soo bandhigay Waxqabadka Lixda Bilood ee u Horeeyay 2025 Kalfadhigii 30aad ee Shirka Golaha Wasiirrada JSL

Kalfadhigii 30aad ee Golaha Wasiiradda JSL oo uu Guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo qabsoomay maanta ayaan ku soo bandhigay Waxqabadka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee […]

Waxqabadkii Lixdii Bilood ee ugu Horaysay 2025: Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda oo Hortagtay Golaha Wasiirrada JSL

Kalfadhigii 30aad ee Golaha Wasiiradda JSL oo uu Guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo qabsoomay maanta ayaan ku soo bandhigay Waxqabadka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee […]

Waxaan Kulan La Qaatay Guddida Dhismaha Garoonka Xawaadle: Qorshihii Hirgelinta oo Si Rasmi ah Loogu Dhammeystiray Degmada 26-ka June

Caawa waxa aan kulan la qaatay Guddida dhismaha Garoonka Xawaadle ee Degmada 26-ka June. Dhismaha garoonkan ayaa ka mid ahaa ballanqaadyadii Xukuumadda Xisbiga Waddani ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed […]

Wafti Ka Socda Somaliland oo Safar Rasmi ah ugu Baxay Jabuuti si ay uga Qayb-galaan Maalinta Xorriyadda 27-ka June

Waxa aanu maanta safar ugu baxnay Djibouti, muddada aanu joogno Jabuuti waxa aanu ka qayb-gali doonaa Maalinta Xoriyadda Jamhuuriyadda Jabuuti ee 27-ka June. Waftiga ka socda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa marti-qaad […]

Somaliland Hosts High-Level U.S. Delegation for Strategic Talks on Trade, Security, and Defense Cooperation

Republic of Somaliland held a series of productive meetings with a high-level delegation from the United States Government. Discussions centered on shared priorities, including trade, security, and defense cooperation. The […]

No More Posts To Load