By fuadnuhserver@gmail.com

Showing 10 of 37 Results

Fadhigii 12-aad ee Shirka Golaha Wasiirada JSL

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Mudane Fuaad Axmed Nuux ayaa shirkii maanta ee Golaha Wasiirada JSL oo uu shir-guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu warbixin ka siiyay qorshayaasha Wasaaradda ee lagu fududaynayo […]

Safarka Shaqo ee aan ku tagay Magaalada BerBera

Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Duulista Hawada oo kormeeray Madaarka Caalamiga ah ee Berbera Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada, Mudane Fuad Ahmed Nuh, iyo Agaasimaha Guud, Mudane Abdirashid Abdi Jama, […]